Wacalaykum Assalaam Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,Walaasheenna qaaliga ah Nasra, aad iyo aad ayaa ugu mahadsan tahay hadalada macaan aad inoo soo xushay, oona na-dareensiiyeen inay qalbigaada ka-soo go’een. Ducadaada aad ayaan ugu riyaaqnay, adiga iyo reerkaadana intaas iyo in ka-badan ayaan idiin rajaynaynaa. Mahadsanid. |