149Wacalaykum assalaam waraxmatullaahi wabarakaatuh,Waa wax aad u-fiican qofka inuu deriskiisa ka-farxiyo, siiba maalinta Ciida. Ilaahey hakaa ajar siiyo. Aad ayaa ugu mahadsan tahay faallada iyo ducada. Waxaan Ilaahey kaaga baryaynaa qayr badan oo aan dhammaan. Ciid Wanaagsan.f7 |